Wednesday, October 12, 2016

Hadiyada Janada | Qofkii daawada muuqaalkan ayaa nasiib leh



Hadiyada Janada 


Janno (Af-Carabi: الجنة; Af-Ingiriis: paradise) waa hooyga aakhiro la gelin doono dadka iyo jinka Alle (s.w.t) la doono.
Janadu waa meel raaxo badan, cunto iyo cabitaan badan leh, dad qurux badan joogaan, amaan ah, oo aan waligeed la gababoobayn.
Sida kitaabka Quraanku inoo sheegay, waxaa jira todoba Jano oo kala sareeya isla markaana kala wanaagsan.
Dadka janada gala waxaa loo yaqaanaa Ehlu Jano.
Janada waxaa lid ku ah cadaabta. hadaba aynu wada daawano muuqaalkan hoose


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qiso ku saabsan wiil da'yar

Today's featured

Find us on Facebook

Popular Posts

Sign Up

Sign Up in Seconds

Sign up with your email address to receive hot updates straight in your inbox.

Powered By : Qalbi Somali

Blog Archive

Samaynta website qurux badan