Fariin Qurux Badan:
Sidee “Loo Diraa
adigoo adeegsanaaya” Gmailka
Fariin qurux badan side loo diraa inagoo isticmaalayna
ciwaankeena Gmailka.
Shirkadaha bixiya emailada
waxay isdheer yihiin sir uusan midba midka kale ogaan karin asalkeeda , Gmail
dadka isticmaala waxay nasiib u helaan waxyaabo badan oo bilaash ah oo uu suuro
geliyo gmailku, mida ugu muhiimsan ayaa ah sida aad u diri karto fariin aad u
qurux badan 100% la hubo inay ka tayo sarayso shirkadaha bixiya adeega fariin
dirida ee email loogu yeedho luuqada qalaad ee ingiriisiga ..
Waxaan casharkan ku baranaynaa sida ugu wanaagsan uguna
quruxda badan ee fariin gmailka aan ka dirno ugu diri karno qof kale oo isticmaala
ciwaanada kala duwan ee bini aadamku adeegsadaan wakhtiga casriga sida
Hotmail,Gmail iwm.
Waxaan filaayaa inuu casharkani ku farxad gelin doono!
Ma leedahay gmail – Ma hubtaa inaad leedahay: “Ma
isticmaashaa adigoo adeegsanaaya ___”
Waxaynu
bilaabaynaa casharkeena oo manta muhiimad gaar ah u leh qofkasta oo soomaali ah
Fariin
markaynu dirayno :
Waxaynu
u baahanahay inaan qorno oo diyaarsano ciwaanka iyo mawduuca ciwaanka iyo
fariinta, iwm):
Fariin gmailka laga diraayo oo cusub |
Mawduuca:
(Markaynu
dirayno fariin maxay tahay sababta ay muhiimada u leedahay? Sababta ay
muhiimada u leedahay wax kale maaha ee waxaynu rabnaa inaan fariinteena
gaadhsiino qof ehelkeena asxaabteena ama shakhsi shaqo inaga dhaxayso inagoo
adeegsanayna aaladan casriga ah ee gmailka. Waxaan qoray maqaalkan. Iyada oo
aan soo raaciyay muuqaal video ah oo kaa caawin doona sida ugu haboon ee aad u
dirayso fariin. Adigu waxaad noqonaysaa qofka ka faaiidaysanaaya . waxaad kaloo
tahay qofka tamar ku bixinaayaa inuu fahmo casharkan, Hada maxaynu qabanaynaa? Wakhti
xaadarkan sow maaha inaan casharkeena bilaabano ? Jawaabtu waa haa , sidaas
awgeed hoos ka daawo muuqaalka aan soo duubnay ee aan soo gelinay Qalbi Somali Daawasho
wacan.)
Soo
diyaarinta casharkan waxaa xuquuqda iska leh Aqoonta cusub (Diyaarinta Nuradiin Nacaybtire):