wuxuu awood kuu siinaayaa bloggerkaagu inaad aragto dadka soo booqanaaya websitekaaga meesha ay aduunka ka joogaan magaalo ama dal iyo qaabka ay u soo booqdeen websitekaaga sida mobile ama computer hadba kii ay isticmaalayaan iyo browserska ay ku booqdeen websitekaaga sida firefox,chrome ama internet explorer opera, iyo qaar kaloo badan .
 |
Bloggerka wuxuu awood kuu siinaayaa inaad ogaato dadka soo booqda website kaaga meesha ay aduunka ka joogaan magaalo iyo wadan iwm
Malaayiin isticmaala bloggerka !
Bloggerka waxaa isticmaala malaayiin qof oo aduunka kala jooga dhammantood si maalinle ah ama usbuucle ah ayay u soo bandhigaan waxay hayaan fikrad ama ganacsi ama xirfad. Hada ka mid noqo fursadan qaaliga ah ee oo ka mid noqo dadka isticmaala bloggerka oo ah website free ah
|
 |
| Malaayiin qof ayaa isticmaala bloggerka aduunka iyo caalamka oo dhan |
Wakhti intee leeg ayaad u baahan tahay ?
Kaliya waxaad u baahan tahay inaad 2 daqiiqo oo kaliya aad daawato muuqaalkan 2daqiiqo ka dibna waxaad ba samaysatay oo diyaar kuu ah bloggerkaagii, hadaba muuqaalkan hoose ka daawo