Faa’iidooyinka laga helo inaad habb siiso qof aad jeceshahay.
- Dhiiga kacsan oo ay hoos u dhigto.
- Degenaansho jidhka iyo ruuxda ah
- Muruqyada adkaaday oo dabca
- Xidhiidhka aad la leedahay dadka kale oo ay wanaajiso
- Baahida gogosha oo ay badiso
- Walwalka oo ay yarayso
- Ogaanshaha oo ay kor u qaado
- Nabarada oo dhakhso u bogsada
- Dheefshiidka oo wanaagsanaada
- Abataydka oo kor u kaca