Showing posts with label Downloads. Show all posts
Showing posts with label Downloads. Show all posts

Thursday, September 8, 2016

One | New Album | Maher Zain | Free Download This Full Album Mp3

Maher zain new album ONE full mp3 album download here

One
 is the third studio album by Swedish Muslim singer-songwriter, Maher Zain, was released on June 6, 2016 by Awakening Records.

Track listing

The full tracklist was announced at iTunes on June 6, 2016
No.TitleWriter(s)Length
1."The Power" (featuring Amakhono We Sintu)Maher Zain, Bara Kherigi & Paddy Dalton.4:03
2."Medina"  Maher Zain, Bilal Hajji & Paddy Dalton.3:58
3."Peace Be Upon You"  Bara Kherigi, Maher Zain, & Paddy Dalton.4:31
4."Good Day" (featuring Issam Kamal)Maher Zain, Bara Kherigi, Paddy Dalton.3:23
5."By My Side"  Maher Zain, Bara Kherigi & Paddy Dalton.3:02
6."Jannah"  Maher Zain, Bara Kherigi, & Paddy Dalton.4:23
7."I'm Alive" (featuring Atif Aslam)Maher Zain & Druv Ghanekar4:18
8."Allah Ya Moulana"  Maher Zain & Ahmed Al-Yafie4:17
9."Rabbee Yebarik"  Paddy Dalton, Maher Zain, & Bara Kherigi3:41
10."True Love"  Bara Kherigi, Maher Zain, & Paddy Dalton3:20
11."Let It Go"  Maher Zain , Bara Kherigi, & Paddy Dalton3:39
12."The Way of Love" (featuring Mustafa Ceceli)Bara Kherigi, Maher Zain & Paddy Dalton, Laper Altuntoprak4:01
13."Close to You"  Maher Zain, Bara Kherigi, & Paddy Dalton, Moh Denebi3:42
14."One Day"  Maher Zain, Bara Kherigi, & Paddy Dalton, Ahmed Al-Yafie4:10
15."Ummati"  Maher Zain, Bara Kherigi, & Paddy Dalton, Ahmed Al-Yafie3:49

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qasiidooyinka cumar aadan dhammantood download garayso - dhagaysi

Qasiidooyin cumar aadan dugsiiye

Halkan waxaad si fudud uga download garaysan kartaa qasiidooyinka cumar aadan dugsiiye oo dhagaysi ah dhammaantood, Cumar aadan dugsiiye waa fanaan ku caan baxay qasiidooyinka nabi amaanka ah waana fanaan reer djibouti ah oo gayiga soomaaliyeed aad looga yaqaano.

Halkan ka download garayso albumka qasiidooyinka ah ee cumar aadan dugsiiye

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Daqiiqadaha Nolosha - Download all xikmado iyo odhaahyo

Daqiiqadaha Nolosha

Bani aadan baad tahay, markastaana waxaad la kulmi doonta xaalado adag ee ku niyad jabin doona. Dadka qaarna si fudud ayey uga talaabsadaan caqabadaha nolosha dadka qaarna way ku rafaadaan. Hadaba sideed yeeli lahayd hadaad xaaladahaaso kale la kulantid.

Sidoo kale illaahay wuxuu inoo sheegay wax kasta oo inoo wanaagsan wuxuuna ina tusiyay jidka iftiinka iyo nuurka badan kaas oo ah diinteena suuban ee wanaag oo dhan ina faraysa ee islaamka.

halkan waxaan kuugu soo gudbinaayaa sawir qoraaleedyo si heersare ah aan u qornay oo xikmado iyo odhaahyo ku xasuusin doona wax badan aad kaga bogan doonto , sidaas awgeed hoos ka download garayso .adigoo gujinaaya meesha ay ku qoran tahay download ka dibna boga kuu furmaaya Skip ku sii dhufanaaya .

DOWNLOAD HERE - HALKAN GUJI

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

8 Somalia presidents | Madaxweynayaashii Soomaaliya

Madaxweynayaashii Soomaaliya soo maray

Sawiradan aynu idiin soo gudbineyno ayaa waxay ay ku dhagan yahay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia, waana muuqaalada madaxweynayaashii soo maray qaranka Soomaaliya kontankii sano ee u dambeeyay, hadaba si fudud u download garayso sawiro muuqaalkoodu sareeyo oo la xifdiyay , hoos ka download garayso madaxweynayaashan aad u jeedo magacyadooda
1- Aadan Cabdulle Cusmaan (1960-1967)
2- C/rashiid Cali Sharmarke (1967-1969
3 -Maxamed Siyaad Barre (1969-1991)
4- Cali Mahdi Maxamed (1991-1995)
5- C/qaasim Salaad Xasan (2000-2004)
6- C/laahi Yuusuf Axmed (2004-2008)
7- Shariif Sheekh Axmed (2009-2012)
8- Xasan Sheekh Maxamuud (2012-)

Winrar password :  qalbisomali.blogspot.com

DOWNLOAD - DEGSO
Somali presidents

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Wednesday, September 7, 2016

Bilicda Muqdisho - Download garayso in kabadan boqol sawir oo qurux badan

Sawir qaadayaasha iyo dunida ugu caansan iyo sawir qaadayaasha soomaaliyeed waxay qaadeen sawiro muuqaal fiican leh , waxaana madxafyada dunida lagu soo bandhigaayaa dhawaan .

Qalbi Somali hada waxaad ka download garaysan kartaa sawiraadaas quruxda iyo bilicda caasimada muqdisho .

YOU CAN DOWNLOAD BEAUTY OF MUQDISHO SOMALIA
THE CAPITAL CITY OF SOMALIA

Muqdisho somalia photos

Winrar password : QalbiSomali.blogspot.com

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Download 30+ HD images about Hijab,Niqab,Burka

Hijab Niqab Jilbab Burka

The most visible form of hijab is the head covering that Muslim women wear. Hijab however goes beyond the head scarf. In one popular school of Islamic thought, hijab refers to the complete covering of everything except the hands, face and feet in long, loose and non see-through garments. A woman who wears hijab is called Muhaajaba

Here you can download 30+ HD IMAGES ABOUT BEAUTY OF HIJAB

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Tuesday, May 17, 2016

DAAWO - Fasiraada magacyada wiilasha

Daawasho wacan | Fasiraada magacyadan hoos ku qoran 
Cabdillaahi | Cabdiqani | Daahir | Deeq | Muxiyadiin | Maxamed
LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
---------------------------------------------------------------------------------
Please SUBSCRIBE this channel ►►YOUTUBE
---------------------------------------------------------------------------------

------------------------------------------------------------------
Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali
fasiraada magacyada wiilasha

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Fasiraada Magacyada dumarka Qaybtii 2aad - Daawasho Wacan

Fasiraada magacyada | Suhuur | Ugbaad | Umul khayr | Warda | Aamina iyo Xafsa halkan ka daawo sida quruxda badan ee loo fasiray
LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
Please SUBSCRIBE this channel ►►YOUTUBE
---------------------------------------------------------------------------------
------------------------------------------------------------------
Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

VIDEO - 5 arimood oo lagu gaaro horumar ganacsi

Soomaalida waxaa lagu amaanaa in ay yihiin dad ganacsiga ku wanaagsan waloow aysan inta badan lahayn waxbarasho ganacsi ama waayo aragnimo caalami ah. Ganacsade ahaan laguma dhashee waa la noqdaa, hadaba halkaan waxaan ku eegayaa 6 qodob oo lagu gaaro guul ganacsi.

LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
---------------------------------------------------------------------------------
Please SUBSCRIBE this channel ►► https://www.youtube.com/c/NacaybtireC...
---------------------------------------------------------------------------------

INTAGRAM
https://www.instagram.com/nacaybtire/

FACEBOOK
https://www.facebook.com/Nacaybtire/

PINTEREST
https://www.pinterest.com/qalbisomali

------------------------------------------------------------------
Editor and Producer : Nuradiin Nacayb tire 
Founder and Updating  Qalbi Somali

Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

HEES CUSUB - 18 May Somaliland 2016 | VIDEO

Hees cusub 18 May Somaliland 2016 | heestan waxaa qaadaysaa fanaanada khadra dheeman oo ka tirsan kooxda fansan band 

LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
Please SUBSCRIBE this channel ►►YOUTUBE
WAA MAXAY JACAYL ?
------------------------------------------------------------------
Editor and Producer : Nuradiin Nacayb tire 
Founder and Updating  Qalbi Somali

Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qiso ku saabsan wiil da'yar

Today's featured

Find us on Facebook

Popular Posts

Sign Up

Sign Up in Seconds

Sign up with your email address to receive hot updates straight in your inbox.

Powered By : Qalbi Somali

Samaynta website qurux badan