Friday, September 30, 2016

Magacyada illaahay janada ku gal

Qofka 99ka magac ee illaahay xafidaa jannada ayuu gelaayaa
Qofka 99ka magac ee illaahay xafidaa jannada ayuu gelaayaa


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qofka islaamaa wuxuu gelaayaa jannada

Qofka muslima waa qof illaahay soo hanuuniyay sidaas awgeed wuxuu gelaayaa janada oo dambigiisii hore oo dhan waa laga maydhaayaa shuruud la'aan
Qofka islaama wuxuu gelaayaa jannada 


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qofka ku dhinta kalmada tawxiidka janada ayuu gelaayaa

Qofka ku dhinta kalmada laa illaaha ilallah janada ayuu gelaayaa | Waa arin ama ficil qofkii sidaas ku dhinta janada uu ku gelaayo
Qofka ku dhinta kalmada laa illaaha ilallah janada ayuu gelaayaa | Waa arin ama ficil qofkii sidaas ku dhinta janada uu ku gelaayo
Qofka ku dhinta kalmada laa illaaha ilallah janada ayuu gelaayaa


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qofka isagoo xajka gudanaaya dhinta janada ayuu gelaayaa

Qofka muslimka ah ee isagoo xajinaaya ( waajibaadka xajka gudanaayaa dhintaa janada ayuu gelaayaa )
Qofka isagoo xajinaaya ( xajka gudanaaya ) dhinta janada ayuu gelaayaa


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qofka sooman ee dhinta jannada ayuu gelaayaa


Qofka isagoo sooman ee dhinta jannada ayuu illaahay gelinaayaa
Qofkii sooman ee dhinta jannada ayuu gelaayaa


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qofka ku dhawaaqa tawxiidka janada ayuu gelaayaa

kalmada tawxiidka


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Wednesday, September 28, 2016

Quruxda xijaabka | Beautifull muslim girls with hijab

Quruxda xijaabka | Xijaabka | Burka | muslim girls


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Asalkeeda garashada ha ka dhigin ogaalka

Asalkeeda garashada haka dhigin ogaalka | hadraawi


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Monday, September 26, 2016

Indhaha damac baa horyaal | Dabahuwan | Hadraawi

“Dabahuwan” wax kale yaan la moodin ee waa taah dheer oo ka soo baxay nin ay feedhuhu burbureen oo bestii ah. Taa darteed shakhsiyaddiisa iyo maansadiisa weligood lagu yaqaanney miigganaanta, yoolaragnimada iyo hubantida, waxaa hadheeyey niyadjab, shaki, cabsi iyo khushuuc
Waa muuqaal cusub oo loo diyaariyay qaab ahaan #Somali_Short_Film waxaa soo diyaariyay Nacayb tire
waxaan rajeenayaa inaad ka faaiidaysan doontaa
WAA KUMA HADRAAWI
Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) waa #hal_abuur maanseed,
oo dabuuubta maansadiisa kala soo dhex baxay dhudhubo
shareeran iyo dhadhaaabo shuban dhexdood.Maansadiisu waa
#dawan#baaq#hodan#xigmad#murti iyo #qaylo_dhaan xilliga
#argagixiso jirto. Hadraawi wuxuu maansada ku kala furaa
aqoontiisa cilmiyeed iyo kartidiisa hal abuurnimo.
Wuxuu ugu hiiliyaa ninka laga gar daran yahay iyo ninka
la dulmiyayo.Wuxuu Hadraawi la jaalyahay dadka maxaysatada
ah, kuwa aan marnaba ka tegen hidahooda,iyo dhaqankooda,
wuxuu kaloo la jaal yahay dadka diinta u dooda iyo cilmiga
wax barashada.Hadraawi wuxuu ku lid yahay oo ka soo horjeedaa
dadka-dadka dulmiya, booba,dhaca, yasa,xaqira, dadka is
waaweyneeya, dhaqankooda tuura, muslimnimadooda ka taga.
Hadraawi hal-abuurnimadiisu waa iftiinka xilliga mugdigu
saameeyo umadda, waa ileyska lagu hirto marka dulmigu uu xaqa
hadheeyo,waa mid ka talisa aayaha ummada Somaliyeed
Hadday jiraan malyuun qof oo Hadraawi yaqaan, waxaa hubaal ah in mid waliba sidiisa u yaqaan oo halkaas aad ugu tegaysid malyuun. Aniguna malyuunkaas ayaan ka mid ahay. EE MAXAAD KU TAQAANAA HADRAAWI - aragtidaada siduu kula yahay ?
Fadlan share garee muuqaalkan





Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Diinta shiicada - Maxay kaga duwan tahay islaamka ?

Diinta shiicada maxay kaga duwan tahay diinta islaamka 


Dhagayso sheeh umal oo ku dhawaaqay in shiico lala dagaalamo
Shiicadu waxay kuu sheegaayaan waxay rumaysan yihiin wax ka gedisan sidaas awgeed iska jir maaha muslimiin ee waa wajiga ay gaaladu inagu qabsanaayaan maanta | Soomaaliya iyo soomaalida guud ahaan hore umaysan aqoonin shiico balse maanta hadii ay yeeshaan shiico mudo yar gudaheeda waxaa la arkaayaa soomaali sida ciraaq iyo yemen iyo meelaha kale is gumaadayaa | Fadlan share garee
Wacyi gelinta bulshada ciwaanadan hoose ayaad ka helaysaa
Facebook | bit.ly/QalbiSomali
Twitter | bit.ly/1nimLPO
Youtube | bit.ly/1nimZX6



waa maxay shiico shiicada oo cibaadaysanaysa diinta shiicada


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Sunday, September 25, 2016

Noloshu inaanay rasmi ahayn garro (dhagayso)

Daqiiqadaha Nolosha sideedaba waa hadiyad ka timid alle xagiisa qof la jecelhay ayaana wax loo hadiyeeyaa, sidaa darteed waa in aad ogaataa in uu alle ku jecelyahay.
illaahay agtiisa waxa yaala oo janno ah waa farxada dadka wanaagsan







Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qaawinta jidhka by dr zakir naik af somali quotes

Qaawinta jidhka

Hadii qaawinta jidhku horumar tahay, xayawaanka ayaa ka horumarsan dadka dr zakir naik Quotes

Dr zakir naik oo ka hadlaaya qaawinta jidhka


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Saturday, September 24, 2016

Somali airlines - Diyaaradii soomaaliya (sawiro)

Somali airline
Somali airlines
Somalia airlines


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Somali Air Corps Band in 1963

Somali Air Corps Band in 1963

Somali Air Corps Band in 1963


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qurux badanaa nabi maxamed | Sh.C/raxmaan barkhad good


Qurux badanaa nabi maxamed



Nabi maxamed
Qurux badanaa



Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Sunday, September 18, 2016

Naxariis Alle - Sheekh mustafe | 2017

Naxariista illaahay - sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun

Muxaadaro cusub oo sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun soo jeedinaayo magaceeduna yahay NAXARIISTE ALLE , ka faaiidaysi wanaagsan oo daawasho wacan .





Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Thursday, September 8, 2016

One | New Album | Maher Zain | Free Download This Full Album Mp3


Maher zain new album ONE full mp3 album download here


One
 is the third studio album by Swedish Muslim singer-songwriter, Maher Zain, was released on June 6, 2016 by Awakening Records.

Track listing

The full tracklist was announced at iTunes on June 6, 2016
No.TitleWriter(s)Length
1."The Power" (featuring Amakhono We Sintu)Maher Zain, Bara Kherigi & Paddy Dalton.4:03
2."Medina"  Maher Zain, Bilal Hajji & Paddy Dalton.3:58
3."Peace Be Upon You"  Bara Kherigi, Maher Zain, & Paddy Dalton.4:31
4."Good Day" (featuring Issam Kamal)Maher Zain, Bara Kherigi, Paddy Dalton.3:23
5."By My Side"  Maher Zain, Bara Kherigi & Paddy Dalton.3:02
6."Jannah"  Maher Zain, Bara Kherigi, & Paddy Dalton.4:23
7."I'm Alive" (featuring Atif Aslam)Maher Zain & Druv Ghanekar4:18
8."Allah Ya Moulana"  Maher Zain & Ahmed Al-Yafie4:17
9."Rabbee Yebarik"  Paddy Dalton, Maher Zain, & Bara Kherigi3:41
10."True Love"  Bara Kherigi, Maher Zain, & Paddy Dalton3:20
11."Let It Go"  Maher Zain , Bara Kherigi, & Paddy Dalton3:39
12."The Way of Love" (featuring Mustafa Ceceli)Bara Kherigi, Maher Zain & Paddy Dalton, Laper Altuntoprak4:01
13."Close to You"  Maher Zain, Bara Kherigi, & Paddy Dalton, Moh Denebi3:42
14."One Day"  Maher Zain, Bara Kherigi, & Paddy Dalton, Ahmed Al-Yafie4:10
15."Ummati"  Maher Zain, Bara Kherigi, & Paddy Dalton, Ahmed Al-Yafie3:49



Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qasiidooyinka cumar aadan dhammantood download garayso - dhagaysi

Qasiidooyin cumar aadan dugsiiye

Halkan waxaad si fudud uga download garaysan kartaa qasiidooyinka cumar aadan dugsiiye oo dhagaysi ah dhammaantood, Cumar aadan dugsiiye waa fanaan ku caan baxay qasiidooyinka nabi amaanka ah waana fanaan reer djibouti ah oo gayiga soomaaliyeed aad looga yaqaano.



Halkan ka download garayso albumka qasiidooyinka ah ee cumar aadan dugsiiye





Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

sideed qodob oo murugada ka hortaga

Sideed qodob oo murugada ka hortaga


Bani aadan baad tahay, markastaana waxaad la kulmi doonta xaalado adag ee ku niyad jabin doona. Dadka qaarna si fudud ayey uga talaabsadaan caqabadaha nolosha dadka qaarna way ku rafaadaan. Hadaba sideed yeeli lahayd hadaad xaaladahaaso kale la kulantid. Sii akhri qodobadan hoos ku qoron si aad fikrad uga heshid:
1.       Wixii dhacay wu dhacay: wixii dhacay wu dhacay waxbana kama badi kari maysid.  Hadaad wixi dhacay wax ka qaban kartid wax ka qabo, hadii aanad waxba ka qaban kareena waa inaad laba kala doorataa ama inaad iska aqbashid wixii dhacay horena uga socotid, ama inaad ka xumaatid maskaxdaadana ka dhex guuxo.
2.       Dhibaatadu waxay dhibaato tahay intaad adigu dhibaato ka dhigaysid:farxadu waxay ku xidhan tahay kolba sida aad wax u aragtid.  Hadaad wax u aragtid dhibaato ama mushkilad isla markiiba fikirkaaga kaa qaloocsamiya, dareenkaaga iyo fikirkaaguba markiiba negative ayey noqonayaan. Laakin dhibaatada hadaad u aragtid cashar aad wax ka baran kartid mustaqbalkaagana ku dabaqi kartid dhibaato noqon mayso.
3.       Hadaad doonaysid inaad nolashaada wax ka bedeshid waa inaad adigu iska bilaabda oo is bedeshaa: marna ha is odhan hadaan shaqadayda badelo ama hadaan dhoofo nolashaydu way wanaagsanaan doonta hadaanad adiga laftigaaga isbadalin. Ilaahay ayaaba quraankiisa ku sheegay:

4.       Ma jirto wax loo yaqaano guul daro—ee waa fursado aad wax ka baran kartid: eraygaa guul darada ka masax maskaxdaada. Qof kasta oo guul nolosha ka gaadhay guul daroyin fara badan ayey la kulmeen. Ninkii Thomas Edison (ninka sameeye guluubka ugu horeeye)ayaa mar 1000kii ku guulaystay samaynta guluubka. Marka guul daryoinkiisa wax laga waydiiye ayuu ku jawaabay marna maan guul daraysane ee laakin waxan bartay 999 qaab ee aan guluubku u shaqayn.
5.       Hadaanad helin waxaad doonaysid ogow wax wixii hore ka fiican ayaa ku soo socda: mararka qaarkood way adagtahay inaad intaa aamintaa, laakin ogow waa xaqiiq jirta. Ilaahay taladaada saaro, Ilaahay cidna ma dulmiyo.
6.       Cidna ha is barbar dhigin: Ilaahay insaan kasta si gaar ah ayu u imtixaanay. Hadaad doonaysid inaad noloshaada cid kale barbar dhigtid bal u fiirso dadka kaa liita. Hadaad maanta websiteka faaido.com aad ku jirtid dadban guryo ay ku seexdaan haysan.
7.        Xaaladuhu way isbedeli doonaan: hadaad shaqo la’aan ka cabanaysid mar uun baad shaqo heli doonta, hadaad xaas la’aan ka cabanaysid mar uun baad guursan, laakin marna ha is dhigan oo fadhiga ka kac.
8.       Nolosha adagi waxay dhistaa qof adag: imisa dhibaatoyin ayaad soo martay ee maanta kaa dhigay qofkan aad tahay. Hadanay dhibi jirin noqon maysid qof nolosha ka adag.


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Daqiiqadaha Nolosha - Download all xikmado iyo odhaahyo


Daqiiqadaha Nolosha

Bani aadan baad tahay, markastaana waxaad la kulmi doonta xaalado adag ee ku niyad jabin doona. Dadka qaarna si fudud ayey uga talaabsadaan caqabadaha nolosha dadka qaarna way ku rafaadaan. Hadaba sideed yeeli lahayd hadaad xaaladahaaso kale la kulantid.

Sidoo kale illaahay wuxuu inoo sheegay wax kasta oo inoo wanaagsan wuxuuna ina tusiyay jidka iftiinka iyo nuurka badan kaas oo ah diinteena suuban ee wanaag oo dhan ina faraysa ee islaamka.

halkan waxaan kuugu soo gudbinaayaa sawir qoraaleedyo si heersare ah aan u qornay oo xikmado iyo odhaahyo ku xasuusin doona wax badan aad kaga bogan doonto , sidaas awgeed hoos ka download garayso .adigoo gujinaaya meesha ay ku qoran tahay download ka dibna boga kuu furmaaya Skip ku sii dhufanaaya .

DOWNLOAD HERE - HALKAN GUJI





Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

8 Somalia presidents | Madaxweynayaashii Soomaaliya


Madaxweynayaashii Soomaaliya soo maray

Sawiradan aynu idiin soo gudbineyno ayaa waxay ay ku dhagan yahay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia, waana muuqaalada madaxweynayaashii soo maray qaranka Soomaaliya kontankii sano ee u dambeeyay, hadaba si fudud u download garayso sawiro muuqaalkoodu sareeyo oo la xifdiyay , hoos ka download garayso madaxweynayaashan aad u jeedo magacyadooda
1- Aadan Cabdulle Cusmaan (1960-1967)
2- C/rashiid Cali Sharmarke (1967-1969
3 -Maxamed Siyaad Barre (1969-1991)
4- Cali Mahdi Maxamed (1991-1995)
5- C/qaasim Salaad Xasan (2000-2004)
6- C/laahi Yuusuf Axmed (2004-2008)
7- Shariif Sheekh Axmed (2009-2012)
8- Xasan Sheekh Maxamuud (2012-)



Winrar password :  qalbisomali.blogspot.com

DOWNLOAD - DEGSO
Somali presidents


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Wednesday, September 7, 2016

Obama iyo Osama waa hal qof | Rumayso ama ha rumaysan


Layaabka dunida Obama iyo Osama | Sir culus


Layaabka aduunka | obama iyo osama bin laden oo hal qof oo kaliya ah , xaqiiqsan maysid laakiin dad badan waxay aaminsan yihiin arintan , halkan ka daawo oo nala fiirso layaabka aduunka ee ah osama iyo obama oo isku mid ah sida ay dadka qaar sheegeen




Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Bilicda Muqdisho - Download garayso in kabadan boqol sawir oo qurux badan

Sawir qaadayaasha iyo dunida ugu caansan iyo sawir qaadayaasha soomaaliyeed waxay qaadeen sawiro muuqaal fiican leh , waxaana madxafyada dunida lagu soo bandhigaayaa dhawaan .

Qalbi Somali hada waxaad ka download garaysan kartaa sawiraadaas quruxda iyo bilicda caasimada muqdisho .

YOU CAN DOWNLOAD BEAUTY OF MUQDISHO SOMALIA
THE CAPITAL CITY OF SOMALIA

Muqdisho somalia photos

Winrar password : QalbiSomali.blogspot.com


Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Download 30+ HD images about Hijab,Niqab,Burka

Hijab Niqab Jilbab Burka


The most visible form of hijab is the head covering that Muslim women wear. Hijab however goes beyond the head scarf. In one popular school of Islamic thought, hijab refers to the complete covering of everything except the hands, face and feet in long, loose and non see-through garments. A woman who wears hijab is called Muhaajaba



Here you can download 30+ HD IMAGES ABOUT BEAUTY OF HIJAB




Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Tuesday, September 6, 2016

ULTRA FILE SEARCH 3.8.0.14197 STANDARD EDITION + CRACK

Ultra File Search is a Search Utility which is able to quickly find Files, Folders and Text on your Local, Network, DVD, CD-ROM, USB Hard or Flash Drives. UltraFileSearch allows you to specify several File Names and multiple Drives and/or Folders at the same time; it is able to sort out Files and Folders according to their properties (e.g. Modified Date) and find Files which contain one or more specific words or sentences.



Ultra File Search is a Search Utility which is able to quickly find Files, Folders and Text on your Local, Network, DVD, CD-ROM, USB Hard or Flash Drives. UltraFileSearch allows you to specify several File Names and multiple Drives and/or Folders at the same time; it is able to sort out Files and Folders according to their properties (e.g. Modified Date) and find Files which contain one or more specific words or sentences.


The search results can be put in order by column (upward, downward or neither of them). The results window supports Windows® Explorer functionality (e.g. icons, context menus). Specific actions can be carried out on the results (e.g. Open Folder, Open Containing Folder), moreover they can be exported in various File Formats (Plain TXT, Tabbed TXT, CSV, HTML, XML).

This Utility does not use background Indexing, does not waste system resources and does not use extra space on the Disk. UltraFileSearch is available in two Editions: Standard (Shareware) and Lite (Freeware). Each Edition is also available in Portable Version.

Main Features
-User friendly and intuitive interface.
-This Utility does not use background indexing.
-Search Files or Files and Folders or only Folders.
-Full support to Unicode characters and Long Path names.
-Allows you to enter more File Name Masks and Search Paths.
-Search of files which contain one or more words or sentences.
-Filter for Files Newer than or Older than or within a specific Date range.
-Filter for Files Larger than or Smaller than or within a specific Size range.
-Search based on the Files Attributes of Files and Match Type selected (Any, All, Only).
-The results can be put in order by column: upward, downward or restore the initial.
-The results window supports Windows® Explorer functionality (e.g. icons, context menus).
-Multi-select support in order to perform editing on multiple Items. (e.g. Cut, Copy, Rename).
-Specific actions can be carried out on the results (e.g. Open Folder, Open Containing Folder).
-The Results can be exported in various File Formats (Plain TXT, Tabbed TXT, CSV, HTML, XML).
-Possibility to choose the Exclude Folders that define folders to be excluded from all searches.
-Possibility to set one or more Wildcards Filters on the Folders in which the search is performed.
-Shows Search statistics as found Files and Folders, Search Time, controlled Objects, Speed.

What's New (V.3.8.0.14197 - August 2014)
-Built-in the Text Filters for the following formats: DOC, XLS, DOCX, XLSX, XLSM, XLTX, XLTM



        UltraFileSearch 3.8.0.14197 Standard Edition + Crack



                                                                 

  
                                                               

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Monday, September 5, 2016

Download here Google Duo for pc - knock knock free

Google Duo is a one-to-one video calling software for pc and everyone – designed to be simple, reliable and fun so you never miss a moment.

Features: 

Simple interface
Pick a loved one and jump right in, with a simple interface that brings video to the forefront.

Knock Knock
See the caller before you pick up with Duo’s live preview feature.

High quality video
Experience faster and more reliable video calls whether you’re on Wi-Fi or on-the-go.





Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qiso ku saabsan wiil da'yar

Today's featured

Find us on Facebook

Popular Posts

Sign Up

Sign Up in Seconds

Sign up with your email address to receive hot updates straight in your inbox.

Powered By : Qalbi Somali

Samaynta website qurux badan