Wednesday, May 25, 2016

Xaqiiqooyin aad u baahan tahay inaad ogaato hadii kale waligaa ogaan maysid

Xaqiiqooyinkan hadii aad ogaan waydo wakhti xaadirkan waligaa ogaan maysid sababtoo ah waa xaqiiqooyin ku dhisan jiritaankaaga iyo jiritaanka nolosha , hadaba halkan ka daawo sirtan

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Tuesday, May 17, 2016

Ubah fahmo - tahriib HEES CUSUB

fanaanada soomaaliyeed ee ubax fahmo oo heestan kaga waramaysa dhibaatooyinka uu  tahriibka iyo dhalinyaradeena | waa hees qiiro badan daawasho wanaagsan

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

DAAWO - Fasiraada magacyada wiilasha

Daawasho wacan | Fasiraada magacyadan hoos ku qoran 
Cabdillaahi | Cabdiqani | Daahir | Deeq | Muxiyadiin | Maxamed
LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
---------------------------------------------------------------------------------
Please SUBSCRIBE this channel ►►YOUTUBE

------------------------------------------------------------------
Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali
fasiraada magacyada wiilasha

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Fasiraada Magacyada dumarka Qaybtii 2aad - Daawasho Wacan

Fasiraada magacyada | Suhuur | Ugbaad | Umul khayr | Warda | Aamina iyo Xafsa halkan ka daawo sida quruxda badan ee loo fasiray
LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
Please SUBSCRIBE this channel ►►YOUTUBE
---------------------------------------------------------------------------------
------------------------------------------------------------------
Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

VIDEO - 5 arimood oo lagu gaaro horumar ganacsi

Soomaalida waxaa lagu amaanaa in ay yihiin dad ganacsiga ku wanaagsan waloow aysan inta badan lahayn waxbarasho ganacsi ama waayo aragnimo caalami ah. Ganacsade ahaan laguma dhashee waa la noqdaa, hadaba halkaan waxaan ku eegayaa 6 qodob oo lagu gaaro guul ganacsi.

LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
---------------------------------------------------------------------------------
Please SUBSCRIBE this channel ►► https://www.youtube.com/c/NacaybtireC...
---------------------------------------------------------------------------------

INTAGRAM
https://www.instagram.com/nacaybtire/

FACEBOOK
https://www.facebook.com/Nacaybtire/

PINTEREST
https://www.pinterest.com/qalbisomali

------------------------------------------------------------------
Editor and Producer : Nuradiin Nacayb tire 
Founder and Updating  Qalbi Somali

Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

HEES CUSUB - 18 May Somaliland 2016 | VIDEO

Hees cusub 18 May Somaliland 2016 | heestan waxaa qaadaysaa fanaanada khadra dheeman oo ka tirsan kooxda fansan band 

LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
Please SUBSCRIBE this channel ►►YOUTUBE
WAA MAXAY JACAYL ?
------------------------------------------------------------------
Editor and Producer : Nuradiin Nacayb tire 
Founder and Updating  Qalbi Somali

Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

VIDEO+ Heesta Calanka Somaliland

ERYADA HEESTA | Song Lyrics

Samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waar
Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa, Samo ku waariyoo iyo bogaadin sugan Hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada Somaliland
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar
Guulside xanbaarsan soo noqoshadiisa kalsooniduu mutaystayee dastuurka ku salaannee
Midnimo walaalnimo goobanimo islaanimo kugu salaanee
samow samidiyo samo ku waar samo ku waar saamo ku waar!!

Hoos ku soo qor erayada heestan abwaanka sameeyey | Mahadsanid.

LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
---------------------------------------------------------------------------------
Please SUBSCRIBE this channel ►► https://www.youtube.com/c/Nacaybtirechannel
---------------------------------------------------------------------------------

INTAGRAM
https://www.instagram.com/nacaybtire/

FACEBOOK
https://www.facebook.com/Nacaybtire/

PINTEREST
https://www.pinterest.com/qalbisomali
------------------------------------------------------------------
NACAYB TIRE SOCIAL WORKER
------------------------------------------------------------------
Editor and Producer : Nuradiin Nacayb tire 
Founder and Updating  Qalbi Somali

Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from
Qalbi Somali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

VIDEO+ 7 dabeecadood oo xoojin kara xidhiidhka lamaanaha

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

VIDEO - Waa Maxay Jacayl | Halkan ka daawo micnihiisa dhabta ah

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

VIDEO - Erayo Jacayl ah daawasho wacan

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

VIDEO -Fasiraada magacyada hablaha 1 | Somali girls meaning

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qiso ku saabsan wiil da'yar

Today's featured

Find us on Facebook

Popular Posts

Sign Up

Sign Up in Seconds

Sign up with your email address to receive hot updates straight in your inbox.

Powered By : Qalbi Somali

Samaynta website qurux badan