Showing posts with label Somali Videos. Show all posts
Showing posts with label Somali Videos. Show all posts
Sunday, October 16, 2016
Wednesday, October 12, 2016
Hadiyada Janada | Qofkii daawada muuqaalkan ayaa nasiib leh
Hadiyada Janada
Janno (Af-Carabi: الجنة; Af-Ingiriis: paradise) waa hooyga aakhiro la gelin doono dadka iyo jinka Alle (s.w.t) la doono.
Janadu waa meel raaxo badan, cunto iyo cabitaan badan leh, dad qurux badan joogaan, amaan ah, oo aan waligeed la gababoobayn.
Sida kitaabka Quraanku inoo sheegay, waxaa jira todoba Jano oo kala sareeya isla markaana kala wanaagsan.
Dadka janada gala waxaa loo yaqaanaa Ehlu Jano.
Janada waxaa lid ku ah cadaabta. hadaba aynu wada daawano muuqaalkan hoose
Daawo : Xikmadaha qaaliga ah ee Erdogan | Madaxweynaha turkiga
Xikmad iyo odhaah madaxweyne erdogan
Halkan ka daawo erayo , odhaahyo iyo xikmadaha qaaliga ah ee uu leeyahay madaxweynaha turkiga rajep tayip erdogan | Odhaahyadan waxaa ku jirta umada soomaaliyeed , sidoo kale wuxuu kaga hadlaayaa xoriyada fikir, iyo siyaasada iyo nidaamka siyaasadeed ee ay dawlad leedahay iyo sida ay dadkooda ula dhaqmaan iyo qaabka ay taariikhdu uga falceliso
Monday, September 26, 2016
Indhaha damac baa horyaal | Dabahuwan | Hadraawi
“Dabahuwan” wax kale yaan la moodin ee waa taah dheer oo ka soo baxay nin ay feedhuhu burbureen oo bestii ah. Taa darteed shakhsiyaddiisa iyo maansadiisa weligood lagu yaqaanney miigganaanta, yoolaragnimada iyo hubantida, waxaa hadheeyey niyadjab, shaki, cabsi iyo khushuuc
Waa muuqaal cusub oo loo diyaariyay qaab ahaan #Somali_Short_Film waxaa soo diyaariyay Nacayb tire
waxaan rajeenayaa inaad ka faaiidaysan doontaa
waxaan rajeenayaa inaad ka faaiidaysan doontaa
WAA KUMA HADRAAWI
Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) waa #hal_abuur maanseed,
oo dabuuubta maansadiisa kala soo dhex baxay dhudhubo
shareeran iyo dhadhaaabo shuban dhexdood.Maansadiisu waa
#dawan, #baaq, #hodan, #xigmad, #murti iyo #qaylo_dhaan xilliga
#argagixiso jirto. Hadraawi wuxuu maansada ku kala furaa
aqoontiisa cilmiyeed iyo kartidiisa hal abuurnimo.

Wuxuu ugu hiiliyaa ninka laga gar daran yahay iyo ninka
la dulmiyayo.Wuxuu Hadraawi la jaalyahay dadka maxaysatada
ah, kuwa aan marnaba ka tegen hidahooda,iyo dhaqankooda,
wuxuu kaloo la jaal yahay dadka diinta u dooda iyo cilmiga
wax barashada.Hadraawi wuxuu ku lid yahay oo ka soo horjeedaa
dadka-dadka dulmiya, booba,dhaca, yasa,xaqira, dadka is
waaweyneeya, dhaqankooda tuura, muslimnimadooda ka taga.
Hadraawi hal-abuurnimadiisu waa iftiinka xilliga mugdigu
saameeyo umadda, waa ileyska lagu hirto marka dulmigu uu xaqa
hadheeyo,waa mid ka talisa aayaha ummada Somaliyeed

Hadday jiraan malyuun qof oo Hadraawi yaqaan, waxaa hubaal ah in mid waliba sidiisa u yaqaan oo halkaas aad ugu tegaysid malyuun. Aniguna malyuunkaas ayaan ka mid ahay. EE MAXAAD KU TAQAANAA HADRAAWI - aragtidaada siduu kula yahay ?
Fadlan share garee muuqaalkan
Diinta shiicada - Maxay kaga duwan tahay islaamka ?
Article, Djibouti, Puntland, Somali Ethiopians, Somali films, Somali kenyan, Somali Videos, Somalia, Somaliland
Diinta shiicada maxay kaga duwan tahay diinta islaamka
Dhagayso sheeh umal oo ku dhawaaqay in shiico lala dagaalamo
Shiicadu waxay kuu sheegaayaan waxay rumaysan yihiin wax ka gedisan sidaas awgeed iska jir maaha muslimiin ee waa wajiga ay gaaladu inagu qabsanaayaan maanta | Soomaaliya iyo soomaalida guud ahaan hore umaysan aqoonin shiico balse maanta hadii ay yeeshaan shiico mudo yar gudaheeda waxaa la arkaayaa soomaali sida ciraaq iyo yemen iyo meelaha kale is gumaadayaa | Fadlan share garee
Wacyi gelinta bulshada ciwaanadan hoose ayaad ka helaysaa
Saturday, September 24, 2016
Wednesday, September 7, 2016
Tuesday, May 17, 2016
DAAWO - Fasiraada magacyada wiilasha
Downloads, Fasiraada Magacyada, Free Softwares, Hindi Af Somali, Mobile Apps, Muxaadaro, Riwaayado, Somali films, Somali Videos, Technolagy
Daawasho wacan | Fasiraada magacyadan hoos ku qoran
Cabdillaahi | Cabdiqani | Daahir | Deeq | Muxiyadiin | Maxamed
LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
---------------------------------------------------------------------------------
Please SUBSCRIBE this channel ►►YOUTUBE
---------------------------------------------------------------------------------
------------------------------------------------------------------
VIDEO - 5 arimood oo lagu gaaro horumar ganacsi
Downloads, Free Softwares, Hindi Af Somali, Mobile Apps, Muxaadaro, Riwaayado, Somali films, Somali Videos, Technolagy
Soomaalida waxaa lagu amaanaa in ay yihiin dad ganacsiga ku wanaagsan waloow aysan inta badan lahayn waxbarasho ganacsi ama waayo aragnimo caalami ah. Ganacsade ahaan laguma dhashee waa la noqdaa, hadaba halkaan waxaan ku eegayaa 6 qodob oo lagu gaaro guul ganacsi.
LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
---------------------------------------------------------------------------------
Please SUBSCRIBE this channel ►► https://www.youtube.com/c/NacaybtireC...
---------------------------------------------------------------------------------
INTAGRAM
https://www.instagram.com/nacaybtire/
FACEBOOK
https://www.facebook.com/Nacaybtire/
PINTEREST
https://www.pinterest.com/qalbisomali
------------------------------------------------------------------
Editor and Producer : Nuradiin Nacayb tire
Founder and Updating Qalbi Somali
Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali
HEES CUSUB - 18 May Somaliland 2016 | VIDEO
Downloads, Free Softwares, Heeso, Hindi Af Somali, Mobile Apps, Muxaadaro, Riwaayado, Somali films, Somali Videos, Somaliland, Technolagy
Hees cusub 18 May Somaliland 2016 | heestan waxaa qaadaysaa fanaanada khadra dheeman oo ka tirsan kooxda fansan band
LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
Please SUBSCRIBE this channel ►►YOUTUBE
WAA MAXAY JACAYL ?
------------------------------------------------------------------
Editor and Producer : Nuradiin Nacayb tire
Founder and Updating Qalbi Somali
VIDEO+ Heesta Calanka Somaliland
ERYADA HEESTA | Song Lyrics
Samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waar
Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa, Samo ku waariyoo iyo bogaadin sugan Hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada Somaliland
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar
Guulside xanbaarsan soo noqoshadiisa kalsooniduu mutaystayee dastuurka ku salaannee
Midnimo walaalnimo goobanimo islaanimo kugu salaanee
samow samidiyo samo ku waar samo ku waar saamo ku waar!!
Hoos ku soo qor erayada heestan abwaanka sameeyey | Mahadsanid.
LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
---------------------------------------------------------------------------------
Please SUBSCRIBE this channel ►► https://www.youtube.com/c/Nacaybtirechannel
---------------------------------------------------------------------------------
INTAGRAM
https://www.instagram.com/nacaybtire/
FACEBOOK
https://www.facebook.com/Nacaybtire/
PINTEREST
https://www.pinterest.com/qalbisomali
------------------------------------------------------------------
NACAYB TIRE SOCIAL WORKER
------------------------------------------------------------------
Editor and Producer : Nuradiin Nacayb tire
Founder and Updating Qalbi Somali
Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from
Qalbi Somali
Qalbi Somali