Saturday, November 26, 2016

Baro sida Gmail-ka fariin qurux badan loo diro ( Video )

Fariin Qurux Badan: Sidee “Loo Diraa adigoo adeegsanaaya” Gmailka Fariin qurux badan side loo diraa inagoo isticmaalayna ciwaankeena Gmailka. Shirkadaha bixiya emailada waxay isdheer yihiin sir uusan midba midka kale ogaan karin asalkeeda , Gmail dadka isticmaala waxay nasiib u helaan waxyaabo badan oo bilaash ah oo uu suuro geliyo gmailku, mida ugu muhiimsan ayaa ah sida aad u diri karto fariin aad u qurux badan...

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Saturday, November 19, 2016

Sidee bloggerka wax loogu qoraa 100% sida ugu haboon

Maxaynu u baahanahay ugu horeyn ? Ciwaankaaga gmailka ku gal bloggerka Marka xigtana meesha ay ku qoran tahay New Post ku dhufo Qor ciwaanka qormadaada ama maqaalkaaga Ka dibna meesha meesha banaan ee loogu talo galay qoraalka ku qor maqaalkaaga Markaad dhamayso ka dib fiiri dhinaca midig oo buuxi shuruuda Labels-ka Buuxi links-ka meesha loogu talo galay Buuxi meesha Search Description Buuxi meesha Locations Somali...

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Monday, November 14, 2016

Calmaaniyada iyo Sababaha dhaliyay asalkeeda

Qeexitaanka Cilmaaniyadda; Kelmada ah cilmaaniyad waxa si toos ah looga turjumay ereyga (Secularism) ereygan oo isna laga soo dheegtay ereyga laatiiniga ah ee (Saeculem) oo macnihiisu yahay jiil ama qarni. Qaamuuska Oxford-ku waxa uu kelmedan Cilmaaniyada (Secularism) ku qeexayaa in ay tahay: Arrimo la xidhiidha maslaxada dunida oo keliya Baaq lagu doonaya in noolaha lagu maamulo cilmi la dejiyey iyo caqliga. dadkana...

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Monday, October 24, 2016

8Jeer oo hadraawi la hadlaayo illaahay maansada dabahuwan dhexdeeda

Waa Kuma hadraawi Hadraawi waa abwaan soomaaliyeed oo murtidiisa iyo xikmadiisa ay jecelyihiin umada soomaaliyeed meelkasta ha joogaane , hadraawi hadana waa abwaan jecel dadnimada iyo damiirka wanaagsan ee qofka gaadhsiinaayaa aayaha nolosha , sida ka muuqataa hadaladiisa hadraawi wuxuu ka soo horjeedaa dulmiga iyo nacaybka bulshada iyo kala tafaraaruqa . Muxuu soo tebinaayaa Hadraawi U fiirso hadraawi wuxuu halkan...

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This
Page 1 of 28123...28Next »Last

Qiso ku saabsan wiil da'yar

Today's featured

Find us on Facebook

Popular Posts

Samaynta website qurux badan

 
Loading...