Showing posts with label Technolagy. Show all posts
Showing posts with label Technolagy. Show all posts

Saturday, November 26, 2016

Baro sida Gmail-ka fariin qurux badan loo diro ( Video )

Fariin Qurux Badan:

Sidee “Loo Diraa adigoo adeegsanaaya” Gmailka


Fariin qurux badan side loo diraa inagoo isticmaalayna ciwaankeena Gmailka.

Shirkadaha bixiya emailada waxay isdheer yihiin sir uusan midba midka kale ogaan karin asalkeeda , Gmail dadka isticmaala waxay nasiib u helaan waxyaabo badan oo bilaash ah oo uu suuro geliyo gmailku, mida ugu muhiimsan ayaa ah sida aad u diri karto fariin aad u qurux badan 100% la hubo inay ka tayo sarayso shirkadaha bixiya adeega fariin dirida ee email loogu yeedho luuqada qalaad ee ingiriisiga ..

Waxaan casharkan ku baranaynaa sida ugu wanaagsan uguna quruxda badan ee fariin gmailka aan ka dirno ugu diri karno qof kale oo isticmaala ciwaanada kala duwan ee bini aadamku adeegsadaan wakhtiga casriga sida Hotmail,Gmail iwm.

Waxaan filaayaa inuu casharkani ku farxad gelin doono!

Waxaa soo diyaariyey Nuradiin Nacayb tire


Ma leedahay gmail – Ma hubtaa inaad leedahay: “Ma isticmaashaa adigoo adeegsanaaya ___”


Waxaynu bilaabaynaa casharkeena oo manta muhiimad gaar ah u leh qofkasta oo soomaali ah

Fariin markaynu dirayno :

Waxaynu u baahanahay inaan qorno oo diyaarsano ciwaanka iyo mawduuca ciwaanka iyo fariinta, iwm):
Fariin gmailka laga diraayo oo cusub
Mawduuca:

(Markaynu dirayno fariin maxay tahay sababta ay muhiimada u leedahay? Sababta ay muhiimada u leedahay wax kale maaha ee waxaynu rabnaa inaan fariinteena gaadhsiino qof ehelkeena asxaabteena ama shakhsi shaqo inaga dhaxayso inagoo adeegsanayna aaladan casriga ah ee gmailka. Waxaan qoray maqaalkan. Iyada oo aan soo raaciyay muuqaal video ah oo kaa caawin doona sida ugu haboon ee aad u dirayso fariin. Adigu waxaad noqonaysaa qofka ka faaiidaysanaaya . waxaad kaloo tahay qofka tamar ku bixinaayaa inuu fahmo casharkan, Hada maxaynu qabanaynaa? Wakhti xaadarkan sow maaha inaan casharkeena bilaabano ? Jawaabtu waa haa , sidaas awgeed hoos ka daawo muuqaalka aan soo duubnay ee aan soo gelinay Qalbi Somali  Daawasho wacan.)


Soo diyaarinta casharkan waxaa xuquuqda iska leh  Aqoonta cusub (Diyaarinta Nuradiin Nacaybtire):



Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Saturday, October 22, 2016

Waa maxay google chrome ?


Waa Maxay Google Chrome 

Chrome  waa browser Internet ah si rasmi ah ay shirkada Google soo saartay December 11, 2008 .

waa mid ka duwan dhammaan shaashadaha lagu daalacdo website yada waana mid ku caan ah qurux ama qaab.

Si kastaba ha ahaatee google chrome waa ka ugu fudud ee ugu xawaaraha dheereeya sida ay qeexayso aragtiyo laga soo uruuriyay dadweynaha dunida .

Calaamada google chrome casriga ah

Muxuu awood u siinaayaa dadka ?

Google chrome wuxuu dadka isticmaala awood u siiyaa inay hawlo badan ku qabsadaan marka laga tago daalacashada shaashada websiteka .

hawlahaasna waxaa ugu weyn waxyaabaha loo yaqaan Addons iyo google chrome store oo aad ka helayso Applications aad u badan oo noocyadooda iyo shaqooyinka ay qabtaan ku kala duwan.

Google chrome markaad ku shubayso waa daqiiqado waana wax sahlan inaad isticmaasho adigoo internet haysta , sidoo kale waxaad helaysaa google chrome loogu talo galay Mobaylada sida kuwa ku shaqeeya android nooc kasta.




Google Chrome oo aan ku daalacanay blog-ga Qalbi Somali sidan oo kale ayuu ku soo baxaayaa shaashad kasta

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Wednesday, October 19, 2016

Daawo: Sidee google wax uga raadin kartaa raadin heer sare ah

sidee google wax looga raadiyaa waliba raadin heersare ah

Maxaan ku heli karaa qaabkan ?

Qaabkan waxaad ku heli kartaa wararkii ugu dambeeyey dunida iyo goobta ama goobaha laga soo tebinaayo adigoo, waxaad heli kartaa dadka iyo waxay qoreen ama ay hada qoraayaan adigoo raacaaya casharkan kooban ee google waxaad ka raadin kartaa raadin heer sare ah oo aad kaga maaranto raadintii ku dawakhin jirtay.

waa maxay google search advanced

waa hab cusub oo kuu sahlaaya inaad diirada saarto wararka la qoro iyo wadamada laga soo daabaco iyo wakhtiga la daabacayo, sidoo kale waxaad ku raadin kartaa qaabkan buugaag,sawiro,barnaamijyo filimaan .

Guud ahaan waxaad isticmaali kartaa waxyaabo badan oo Google Search advanced aad ka helayso balse waxaa ugu muhiimsan , waxa aad raadinayso inaad ku raadiso luuqad ama wadan ama wakhti.

Cashar muhiim ah : Sidee facebook loo jabsadaa 

Fiiro gaar ah :
Cashar yarahan kooban wuxuu faaiido weyn u leeyahay dadka internetka ama qofka internetka wax ka baadha , sida ardayda , ganacsatada,macalimiinta,iyo maamulayaasha website yada.



Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Friday, October 7, 2016

Waa maxay blogger ? Sidee looga isticmaalaa caalamka

Waa maxay Blogger


Waxaan u qorey maqaalkan umada soomaaliyeed si ay uga faaiidaystaan oo u ogaadaan faaiidada uu leeyahay blogger iyo adeegsigiisa

7 Sano ka hor
  • waxaa is diiwangeliyey oo tira koobka google uu sameeyey ay maraysay 250.000 oo qof oo wax ku qora internetka , kuna faafiya mabaadii kala duwan oo u kala baxa,
  • Waxbarashada 
  • Caafimaadka 
  • Ganacsiga 
  • Daraasadaha iwm
Hada blogger wuxuu maraayaa 400 oo milyan
oo qoraa oo wax ku qora internet ka oo isticmaala balse dadka soomaaliyeed ay yar yihiin

50 luuqadood oo dunida lagaga hadlo ayaa blogger uu diiwan geliyey in lagu isticmaalo iyadoo aan soomaali ku qori karno maadaama qoraalka luuqada soomaaligu uu yahay laatiini

75% dadka isticmaalaa waa dunida oo dhan marka laga reebo maraykanka oo ah halka laga aasaasay oo shirkada google ee hirgelisay blogger oo ah nooc website free ah ay ku taalo.

5.3 Milyan oo sheeko ayaa lagu qoraa oo kala duwan
  • kuwaas oo isugu jira  sheekooyin mala awaal ah oo caruurta loogu sheekeeyo Sheekooyin jacaylka iyo lamaanaha la xidhiidha oo umaduhu soo geliyaan iyagoo meel kasta kala jooga kuna kala aragti duwan sheekooyinkoodaas

    laakiin muslimiinta dunida way ka qayb qaataan sidii diinta illaahay ugu soo bandhigi lahaayeen dadyowga gaalada ah soomaaliduse way ku yartahay arintaas walow ay ku qoraan waxyaabo aan manfac lahayn sida siyaasad iyo heeso
5.3 Milyan oo sheeko ayaa lagu qoraa oo kala duwan kuwaas oo isugu jira  sheekooyin mala awaal ah oo caruurta loogu sheekeeyo Sheekooyin jacaylka iyo lamaanaha la xidhiidha oo umaduhu soo geliyaan iyagoo meel kasta kala jooga kuna kala aragti duwan sheekooyinkoodaas  laakiin muslimiinta dunida way ka qayb qaataan sidii diinta illaahay ugu soo bandhigi lahaayeen dadyowga gaalada ah soomaaliduse way ku yartahay arintaas walow ay ku qoraan waxyaabo aan manfac lahayn sida siyaasad iyo heeso
waa maxay blogger
Sanadkii 2010
  • wuxuu ahaa sanadkii ugu weynaa ee blogger ka ay sameystaan dad aad u badan oo dunida ku kala nool

Awooda Uu Leeyahay Blogger 

  • Waxaad si fudud u ogaan kartaa maqaalada iyo bogaga la booqday iyo xiliyada la booqday iyo wadanka iyo magaalada laga soo booqday iyo waliba sida loo soo helay maqaalkaas ama bogaas tusaale : hadii google lagu qoray eray ka mid ah maqaalka wuxuu blogger kuu sheegaayaa eraygaas lagu soo helay maqaalkaas ku qoran blogger kaaga.
Dunidu hada waxay maraysaa qaab aad ku gudbin karto xirfadaada , shaqadaada iyo waliba diintaada aad rumeysan tahay hadaba umadeena soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan waxaan kula talin lahaa inay wax wanaagsan ku faafiyaan oo kaga faaiidaystaan dhinaca khayrka inagoo diinta islaamka ugu adeegayna

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Tuesday, May 17, 2016

DAAWO - Fasiraada magacyada wiilasha



Daawasho wacan | Fasiraada magacyadan hoos ku qoran 
Cabdillaahi | Cabdiqani | Daahir | Deeq | Muxiyadiin | Maxamed
LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
---------------------------------------------------------------------------------
Please SUBSCRIBE this channel ►►YOUTUBE
---------------------------------------------------------------------------------


------------------------------------------------------------------
Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali
fasiraada magacyada wiilasha

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Fasiraada Magacyada dumarka Qaybtii 2aad - Daawasho Wacan



Fasiraada magacyada | Suhuur | Ugbaad | Umul khayr | Warda | Aamina iyo Xafsa halkan ka daawo sida quruxda badan ee loo fasiray
LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
Please SUBSCRIBE this channel ►►YOUTUBE
---------------------------------------------------------------------------------
------------------------------------------------------------------
Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

VIDEO - 5 arimood oo lagu gaaro horumar ganacsi




Soomaalida waxaa lagu amaanaa in ay yihiin dad ganacsiga ku wanaagsan waloow aysan inta badan lahayn waxbarasho ganacsi ama waayo aragnimo caalami ah. Ganacsade ahaan laguma dhashee waa la noqdaa, hadaba halkaan waxaan ku eegayaa 6 qodob oo lagu gaaro guul ganacsi.

LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
---------------------------------------------------------------------------------
Please SUBSCRIBE this channel ►► https://www.youtube.com/c/NacaybtireC...
---------------------------------------------------------------------------------


INTAGRAM
https://www.instagram.com/nacaybtire/

FACEBOOK
https://www.facebook.com/Nacaybtire/

PINTEREST
https://www.pinterest.com/qalbisomali

------------------------------------------------------------------
Editor and Producer : Nuradiin Nacayb tire 
Founder and Updating  Qalbi Somali

Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

HEES CUSUB - 18 May Somaliland 2016 | VIDEO




Hees cusub 18 May Somaliland 2016 | heestan waxaa qaadaysaa fanaanada khadra dheeman oo ka tirsan kooxda fansan band 

LIKE \ COMMENT \ SHARE \ RATE
Please SUBSCRIBE this channel ►►YOUTUBE
WAA MAXAY JACAYL ?
------------------------------------------------------------------
Editor and Producer : Nuradiin Nacayb tire 
Founder and Updating  Qalbi Somali

Nacaybtire Author | Storyteller | Blogger : Nacaybtire.blogspot.com Snapchat Nacaybtire Nuradiiny is a Founder & social worker from Qalbi Somali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qiso ku saabsan wiil da'yar

Today's featured

Find us on Facebook

Popular Posts

Sign Up

Sign Up in Seconds

Sign up with your email address to receive hot updates straight in your inbox.

Powered By : Qalbi Somali

Samaynta website qurux badan