Showing posts with label Quraanka af somali. Show all posts
Showing posts with label Quraanka af somali. Show all posts

Monday, October 24, 2016

Eebe waa hodan mahadsan

Nabi muuse

Wuxuu yidhi nabi muuse haddaad gaaloowdaan idinka iyo waxa ku sugan dhulka dhammaan eebe waa hodan mahadsan Suurada ibraahim aayada 8aad

Wuxuu yidhi nabi muuse haddaad gaaloowdaan idinka iyo waxa ku sugan dhulka dhammaan eebe waa hodan mahadsan Suurada ibraahim aayada 8aad | Quraanka af soomaali ku baro

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Friday, October 21, 2016

Quraanka iyo Shucuubta Caalamka iyo Nabi Maxamed scw

kumana aanan dirin muxamedoow naxariista caalamka adoo ah mooyee Quraanka 21:107

Sawirkan waa khariirada caalamka oo bulshada weynta aduunku ku wareegsan tahay dhinaca bidix waxaa kaga qoran aayad quraanka kariimka ah illaahay uu kula hadlay nabi maxamed scw 

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Wednesday, October 19, 2016

Dadka ridooba ee shaydaanka raaca

Kuwa ridoobay ( gaalnimo ku noqday ) inta xaqa iyo hanuunku u caddaaday ka dib shaydaanbaa u qurxiyey yididiilo (been ah) ugu yaboohay (Quraanka suurada 47aad aayada 25 
Quraanka kariimka meelo badan ayuu kaga hadlay
Dadka diinta illaahay ka baxa ee shaydaanka raaca 

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Quraanka ah oo lagu sheegay 2 baddood oo mucjiso ah

Mucjisada Quraanka 

Quraanka kariimka ah oo ka hadlay laba badooEebe waa kan labada badood deriseeyey iyagoo kulmi,dhexdoodana yeelay soohdin kala reebta iskuma xadgudbaan | Quraanka 55:19/20
Mucjisada quraanka uu ka hadlay waxaa ka mida labadan badood ee aan isku xad gudbayn

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Quraanka oo ka hadlay shimbirka hawada duulaaya

Mucjisada quraanka 

Miyeyna dadku arkaynin shimbirka korkooda ah marna baalka fidin marna laabi wax haya oo eebaha raxmaanka ahayna uusan jirin, eebana wax walba wuu arkaa | Suurada Mulki aayada 19aad
Quraanka suuratu mulki aayada 19

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Monday, October 17, 2016

Nimcada eebahaa ka sheekee Quraanka 99:11

Waagii baryaba hadaad caafimaad ku soo kacdo , ha is odhan wax weyn baa kaa maqan | sirta noloshu waa inaad Allah u mahad celiso #Quraanka93:11

ka sheekee nimcada illaahaaga | Quraanka af soomaali 99:11

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Monday, October 3, 2016

ee u Bishaaree kuwa Samra | Quraanka af soomaali 2:155

waxaan idin ku Imtixaannaynaa wax
Cabsi ah iyo Gaajo, iyo Nusqaamin Xoolaha
iyo Nafta iyo midhaha, ee u Bishaaree kuwa Samra.
waxaan idin ku Imtixaannaynaa wax  Cabsi ah iyo Gaajo, iyo Nusqaamin Xoolaha  iyo Nafta iyo midhaha, ee u Bishaaree kuwa Samra.
waxaan idin ku Imtixaannaynaa wax
Cabsi ah iyo Gaajo, iyo Nusqaamin Xoolaha
iyo Nafta iyo midhaha, ee u Bishaaree kuwa Samra.

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Sunday, October 2, 2016

illaahaagu waa arke | Quraanka 25:20

Ilaahay sha'nigiisu korreeye, wax kastaba wuu arkaa, 
wax kastaba wuu og yahay, 
wax kastaba cilmi buu ku koobay, 
wax kastaba tiruu ku koobay, 
wax ka iillanina Rabbigaa ma jiro

Eebahaana waa Arke | Quraanka kariimka ah af soomaali 25:20
Eebahaana waa Arke | Quraanka kariimka ah af soomaali 25:20

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki | Quraanka 99:7

Quraanka af soomaali

Aayadan quraanka ku jirta waxay ka waramaysaa 
qofkii wax yar oo aad u yar oo khayr ah sameeya 
inuu abaal marin kaga heli doono Allah swt 
maalinta qiyaamaha iyo inta aduunka la joogaba 
Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki | Quraanka 99:7
Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki | Quraanka 99:7

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Kanna wan Kitaab aan soo Dejinay oo Barakaysan | Quraanka 6:92

Quraanka af soomaali

Kanna wan Kitaab aan soo Dejinay oo Barakaysan
oo Rumayn wixii ka Horreeyey iyo inaad ugu Digtid Maka iyo Dhinacyadeeda

kuwa Rumayn Aakhira waxay Rumeyn Quraanka salaaddana way ILaalin.
Kanna wan Kitaab aan soo Dejinay oo Barakaysan,  oo Rumayn wixii ka Horreeyey iyo inaad ugu Digtid Maka iyo Dhinacyadeeda. kuwa Rumayn Aakhira waxay Rumeyn Quraanka salaaddana way ILaalin.
Kanna wan Kitaab aan soo Dejinay oo Barakaysan,
oo Rumayn wixii ka Horreeyey iyo inaad ugu Digtid Maka iyo Dhinacyadeeda
kuwa Rumayn Aakhira waxay Rumeyn Quraanka salaaddana way ILaalin.

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Eebihiin waa eebe kaliya | Quran 2:163 | Quraanka af soomaali

Eebihiin waa Eebe kaliya isaga mooyee Eebe kalana majiro,
Waana naxariis guud iyo mid gaarba naxariiste.

Eebihiin waa Eebe kaliya isaga mooyee Eebe kalana majiro,
Waana naxariis guud iyo mid gaarba naxariiste.

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Saturday, October 1, 2016

Waxaa la abuuray dadka isagoo tabar yar | Quraanka 4:28

waxaase La Abuuray Dadka isagoo tabar Yar. Quraanka kariimka ah [ 4:28 ]

waxaase La Abuuray Dadka isagoo tabar Yar.
Quraanka kariimka ah [ 4:28 ]

waxaase La Abuuray Dadka isagoo tabar Yar.
Quraanka kariimka ah [ 4:28 ]

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Nolosha adduuna ma aha waxaan raaxo kado ahayn | Quraanka 3:185

Nolosha Adduuna ma aha waxaan Raaxo kado ahayn   Quraanka kariimka ah [3:185] Af soomaali
Nolosha Adduuna ma aha waxaan Raaxo kado ahayn
 Quraanka kariimka ah [3:185]
Af soomaali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Ee samir yabooha eebe waa xaqe | Quraanka 30:60 | Af soomaali

ee samir yabooha eebe waa xaqe | Quraanka kariimka ah 30:60
ee samir yabooha eebe waa xaqe | Quraanka 30:60 | Af soomaali

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Quraanka 17:23 | Eebe oo la caabudo iyo waalidka oo loo samo falo

illaahay oo aad caabudo kaligii iyo labada waalid oo aad wanaajiso

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Waxaa barako badnaaday eebaha xukunku awooddiisa ku jiro ee wax walba kara

Waxaa barako badnaaday ( oo weynaaday) eebaha xukunku awooddiisa ku jiro ee wax walba kara

Waxaa barako badnaaday ( oo weynaaday) eebaha xukunku awooddiisa ku jiro ee wax walba kara

Share this Share to Facebook Share to Twitter Email This Pin This

Qiso ku saabsan wiil da'yar

Today's featured

Find us on Facebook

Popular Posts

Sign Up

Sign Up in Seconds

Sign up with your email address to receive hot updates straight in your inbox.

Powered By : Qalbi Somali

Samaynta website qurux badan