Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun wuxuu ka mid yahay culimada soomaaliyeed kuwa loogu jecel yahay hadii uusanba ahayn sheekha koowaad ee loogu jecel yahay sababo la xidhiidha fahamka ay dhalinyaradu fahmaan soo jeedintiisa iyo wacdigiisa .
Qalbi Somali waxay idiin soo gudbinaayaan shan odhaahood oo laga qoray sheekh mustafe isagoo ka hadlaaya arimo kala duwan oo nolosha iimaanka iyo aduunyada luuqada iyo waliba arimo kale oo badan , sidaas awgeed waxaa faaiido inoo wada ah inaan wax ka faaiidaysano culimadeena soomaaliyeed ee sharafta badan .
|
Sheekh mustafe oo ka hadlaaya qofka aqoonyahanka ah iyo qofka aan ahayn aqoonyahanka |
|
Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo ka waramaaya luuqada af soomaaliga |
|
Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun isagoo ka hadlaaya xaqa illaahay inagu leeyahay iyo xaqa rasuulka scw inagu leeyahay |
|
Sheekh mustafe oo ka hadlaayaa dadka isdila isagoo sheegay inay u badan yihiin dalalka reer galbeedka |
|
Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun diirada saaraaya cilmigii guumaystuhu keenay sheegayna inay diin faafinaayeen reer galbeedku |
|
Sheekh mustafe oo gabdhaha muslimiinta ah dhiirigeliyay gaar ahaan kuwa Qurbe joogta ah |
|
Sheekh mustafe oo ka hadlaayaa hadalkii nabiga scw xadiiska rasuulka |
|
Sheekh mustafe oo ka hadlaayaa ujeedada diinta islaamku u soo degtay ee bini aadamka rasuul iyo nabiyo loogu soo diray si dadku u hanuunaan oo xor u noqdaan
|
|
Sheekh mustafe oo ka hadlaaya faafinta diinta islaamka |