5.3 Milyan oo sheeko ayaa lagu qoraa oo kala duwan
kuwaas oo isugu jira sheekooyin mala awaal ah oo caruurta loogu sheekeeyo Sheekooyin jacaylka iyo lamaanaha la xidhiidha oo umaduhu soo geliyaan iyagoo meel kasta kala jooga kuna kala aragti duwan sheekooyinkoodaas
Dadka samaystay Sanadkii 2015
wuxuu ahaa sanadkii ugu weynaa ee blogger ka ay sameystaan dad aad u badan oo geyiga soomaaliyeed ku nool sida uu google warbixin ku soo saaray sidaas awgeed hada waad ka mid noqon kartaa qof leh blog u gaar ah sidan oo kale qalbisomali.blogspot.com
Halkan ka daawo muuqaal video ah oo aan idiin soo diyaarinay si aad uga faaiidaysataan
Casharkan oo muhiimad gaar ah u leh dadka bilowga ku ah bloggerka iyo kuwa raba inay aqoontooda sii kordhistaan.
Hadii aad danaynso inaan kuu samayno blog sida tayo iyo muuqaal sare leh Nala soo xidhiidh oo hada fiiri dhinaca midig qaybta hoose waxaa ku diyaar ah Chat ama meesha aad si toos ah noo waydiin kartid wax kasta oo aad u baahan tahay , hada na waydii wixii aad rabto waxaanu nahay Online