Showing posts with label Puntland. Show all posts
Showing posts with label Puntland. Show all posts
Wednesday, September 28, 2016
Monday, September 26, 2016
Diinta shiicada - Maxay kaga duwan tahay islaamka ?
Article, Djibouti, Puntland, Somali Ethiopians, Somali films, Somali kenyan, Somali Videos, Somalia, Somaliland
Diinta shiicada maxay kaga duwan tahay diinta islaamka
Dhagayso sheeh umal oo ku dhawaaqay in shiico lala dagaalamo
Shiicadu waxay kuu sheegaayaan waxay rumaysan yihiin wax ka gedisan sidaas awgeed iska jir maaha muslimiin ee waa wajiga ay gaaladu inagu qabsanaayaan maanta | Soomaaliya iyo soomaalida guud ahaan hore umaysan aqoonin shiico balse maanta hadii ay yeeshaan shiico mudo yar gudaheeda waxaa la arkaayaa soomaali sida ciraaq iyo yemen iyo meelaha kale is gumaadayaa | Fadlan share garee
Wacyi gelinta bulshada ciwaanadan hoose ayaad ka helaysaa
Sunday, September 25, 2016
Saturday, September 24, 2016
Sunday, September 18, 2016
Thursday, September 8, 2016
Qasiidooyinka cumar aadan dhammantood download garayso - dhagaysi
Qasiidooyin cumar aadan dugsiiye
Halkan waxaad si fudud uga download garaysan kartaa qasiidooyinka cumar aadan dugsiiye oo dhagaysi ah dhammaantood, Cumar aadan dugsiiye waa fanaan ku caan baxay qasiidooyinka nabi amaanka ah waana fanaan reer djibouti ah oo gayiga soomaaliyeed aad looga yaqaano.Halkan ka download garayso albumka qasiidooyinka ah ee cumar aadan dugsiiye












