Waa Kuma hadraawi
Muxuu soo tebinaayaa Hadraawi
Hadaba aan bilaabano sideed sawir qoraaleed oo aan ka soo xiganay maansada dabahuwan
![]() |
| Wuxuu yidhi hadraawi , Naftiisa qofkii dulmiyey dayrkaaga rabiyow ka baxay Muxuu halis daaqaayaa |
![]() |
| Hadraawi wuxuu leeyahay : Addoonku rabbow ma dayo deeqdaada intuu hantiyo , dunitii maqan buu tebaa , wax uu degdeg kaaga filay , haddaanay ku soo dul quban , cadhuu la dakaamaayaa |
![]() |
| Hadraawi wuxuu ka hadlaayaa qof illaahay nimco oo dhan siiyay sharna u diiday khayrna u dooray hadana leh maxaan xumaantaas u samayn waayay oo isagu raba inuu dambi ku dhaco |
![]() |
| Abwaan hadraawi markan illaahay ayuu u qiraayaa wax kasta inuu ogyahay wax soo socda iyo wax dhici doona iyo wixii dhacay |
![]() |
| illaahay wuxuu sifaad leeyahay dareenka bini aadamku ma gaadhi karaan sidoo kale garaadku ma duubi karo dibnuhu ma macnayn karaan sidaas ayuu abwaan hadraawi ka hadlaayaa |























